sidee lacag looga sameeyaa bloggin-ka?

sidee lacag looga sameeyaa bloggin-ka?

Blog waa bog internet ah oo qof ama shirkad si joogto ah ugu daabacaan qoraallo, sawirro, fiidiyowyo, ama macluumaad kale oo la xiriira mowduuc gaar ah. sidee lacag looga sameeyaa bloggin-ka? Qofka qoraya blog-ga waxaa lagu magacaabaa blogger. Blog-ga wuxuu noqon karaa mid shakhsi ah (diyaarinaya noloshaada, talooyin, safar, iwm) ama mid ganacsiyeed (ku saleysan […]